Akhriso: War Saxaafadeed ay Puntland ka soo saartay Weerarka Tukoraq…

18 total views, 1 views today

Dowlad Goboleedka Puntland ayaa ku tilmaantay weerarkii saaka ay kula wareegeen deegaanka Tukoraq ciidamada Somaliland inuu ahaa mid la doonayay in lagu carqaladeeyo booqashada uu Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulahi Farmaajo uu ku joogo Puntland.

Halkan hoose ka aqriso War Saxaafadeed uu ka soo saaray Maamulka Puntland weerarka Tukoraq.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.