AKHRISO: War-Murtiyeed Laga Soo Saaray Shirkii Dowladda Iyo Maamul Goboleedyada …

17 total views, 1 views today

Shirkii Golaha Amniga Qaranka Ee Madaxda Dowladda Federaalka, Maamul Goboleedyada Iyo G/Banaadir Ayaa Caawa Saq Dhexe Laga Soo Saaray War-Murtiyeed.

Shirkan Oo Socday Intii U Dhaxeysay 6-10-Kii Febraayo 2018 Ayaa Lagu Gaaray Heshiisyo Hor Leh Oo Dhinacyada Ay Isla Qaateen, Kuwaasoo Ay Ku Jiraan Qeybsiga Kheyraadka Iyo Arrimaha Amniga Iyo Siyaasadda.