AKHRISO: Madaxweynaha Galmudug oo soo saaray Amar cusub….

20 total views, 2 views today

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Mudane Axmed Ducaalle Geelle Xaaf Ayaa Amray In Gabi Ahaan Joojiyo Iibinta Iyo Bixinta Dhulalka Aan Sharciga La Aheyn Ee Degmada Hobyo.

Wareegto Kasoo Baxay Xafiiska Madaxweynaha Ayaa Lagu Amray Gudoomiyaha Degmada Hobyo In Uu Joojiyo Dhulalka La Iibsado Ee Degmada Hobyo Ilaa Iyo Amar Dambe.