Akhriso:-Maaamulkii D/Raaga Ceelle Oo Xilalkii Laga Qaaday & Kuwa Cusub Oo La Magacaabay

16 total views, 1 views today

Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Wasiirka Arrimaha Gudaha Iyo Dowladaha Hoose Ee Dowlad Goboleedka Hir-Shabeelle Maxamed Cali Caadle Ayaa Maanta Xilalkii Looga Qaaday Maamulkii Degmada Raaga Ceelle,Iyada Oo Masuuliyiin Kale La Magacaabay.

Wareegtadaan Oo Ku Taariikheysan 7,Dii Bishii Dhamaatay Ee January Ayaa Waxaa Lagu Kala Diray Masuuliyiintii Maamulka Degmada Raaga Ceelle Lana Magacaabay Kuwo Cusub.

Hoos Ka Akhriso Magacyada Masuuliyiinta Cusub Ee Maamulka Degmada Raaga Ceelle Ee Gobolka Shabeellaha Dhexe.