Akhriso:-Hay’adda Culumada Soomaaliyeed Oo War Ka Soo Saartay Xiisada Siyaasadeed Ee Ka Taagan Dalka

12 total views, 1 views today

Bayaan Ka Soo Baxay Culumada Soomaaliyeed Ayaa Lagu Sheegay In Ay Ka Welwelsan Yihiin Khilaafka Siyaasadeed Ee U Dhaxeeya Xukuumadda Iyo Golaha Shacabka Soomaaliya.

Bayaanka Ayaa Lagu Sheegay In Culumada Soomaaliyeed Ay Diyaar U Yihiin In Ay Ka Qeyb Qaataan  Xalinta Khilaafka,Iyaga Oo Ugu Baaqay Xildhibaanada In Ay Ilaaliyaan Nidaamkii Iyo Xeer Hoosaadka Ay Dhigteen.