Akhriso:-Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha Oo Shaqada Laga Joojiyay…

19 total views, 1 views today

Shaqo Joojin Ayaa Maanta Waxaa Lagu Sameeyay Agaasimihii Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Ah Ee Soomaaliya.

Wareegto Ka Soo Baxday Xafiiska Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga Iyo Warshadaha  Maxamed Cabdi Xayir Maareeye Ayaa Waxa Shaqadii Looga Joojiyay Agaasimihii Wasaaradaas Cabdillaahi Xayir Ducaale.

Wareegtada Ayaa Waxaa Lagu Xusay In Arrintaan Ay Sabab U Tahay Maamul Xumo Iyo Musuq Maasuq Hareeyay Wasaaradda.