Afhayeenka Gobolka Banaadir Oo Maalintii 2-Aad Sabab La Yaab Leh Xabsi Guri Ugu Xiran

21 total views, 1 views today

War Goordhow Na Soo Gaaray Ayaa Sheegaya In Xabsi Guri Laga Dhigay Afhayeenka Maamulka Gobolka Banaadir C/Fitaax Xalane.

Afhayeen Xalane Ayaa Xabsi Guriga La Dhigay 22/01/2018 Ilaa Hadana Waa Xiranyahay.

Sababta Loo Xiray Ayaa Lagu Sheegay Shirkii Jiraa’id Uu Ku Faah Faahiyay Doorashadii Guddomiyihii Xilka Laga Qaaday Ee Gobolka Banaadir Thaabit Cabdi Maxamed Habeenkii Axada Ee Taariikhdu Ahayd Dhacday 21-01-2018.

Bahda Warbaahinta Ayaa Ku Baaqay In La Sii Daayo Afhayeenka Gobolka Banaadir,Islamarkaana Dib Loo Siiyo Xoriyadiisa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.