WAR HADA: Kooxda Shabaab Oo La Wareegeen Duleedka Magaalada Baladweyne..

67 total views, 2 views today

Al-Shabaab Ayaa Sheegtay In Ay La Wareegeen Degaanka Maroodille Oo Ku Yaalla Duleedka Magaalada Baledweyne Ee Xarunta Gobolka Hiiraan.

Waxa Ay Sheegeen In Ciidamo Ka Tirsan Kuwa Dowladda Oo Halkaasi Kulaa Saldhig In Ay Ku Qaadeen Weerar Ka Dibna Ay Degaanka Qabsadeen.

Waxa Ay Sheegeen Al-Shabaab Markii Ay Soo Galeen Degaankaasi In Ciidamada Dowladda Soomaaliya Ay U Baxeen Dhanka Magaalada Baledweyne.

Ma Jiro Wax War Ah Oo Kasoo Baxay Maamullka Gobolka Hiiraan Oo Ku Aadan Hadalka Al-Shabaab Ay Baahiyeen.

29 Comments

  1. Greetings! I know this is somewhat off topic but I was wondering if you knew where I could find a captcha plugin for my comment form? I’m using the same blog platform as yours and I’m having problems finding one? Thanks a lot!

Leave a Reply

Your email address will not be published.