DHAGEYSO: Khilaafka Guddoonka iyo Xildhibaanada qaar oo hakiyay Kulamadii Baarlamaanka

1,427 total views, 1 views today

Khilafka u dhaxeaya Gudoonka golaha Shacabka iyo xildhibaano kamid ah golaha shacabka ayaa hakiyay dhammaan Shaqooyinkii muhiiimka ahaa ee laga rabay in ay u qabtaan Bulshadda Soomaaliyeed.

Khilaaf ayaa sidoo kale saameeyay Kulamo ay yeelan jireen Xildhibaanada Golaha Shacabka, waxaana arintaasi xildhibaanada qaar ay ku eedeeyeen in ay ka dambeyso Xukuumadda Soomaaliya.

Haddaba warbixintan waxaa nooga diyaariyay Xaaladda Golaha Shacabka ee cakiran wariye Maxamed Cabdi Cali.