CIYAARAHA

Degmada Waaberi oo sanadkii labaad ku guuleysatay tartanka degmooyinka

13 total views, no views today

13 total views, no views today (Warqaat.com)—Cayaartoyda Mataleysa Degmada Waaberi Ee Gobolka Banaadir Ayaa Ku Guuleystay Cayaarihii Degmooyinka Gobolka Banaadir Kadib Markii Ay 1-0 Ku Garaaceen Dhigooda Degmada Shibis. Cayaartan Oo La Dheeley Xilli Habeenimo Ah […]

CIYAARAHA

Valencia oo 40 Malyan PSG kaga soo qaadatay xidigan

19 total views, 1 views today

19 total views, 1 views today (Warqaat.com)—Kooxda Kubadda Cagta Valencia Ayaa Lagu Soo Warramayaa In Ay 40-Malyan Oo Euro Kula Soo Saxiixatay Weeraryahankan Portugal Gonzalo Guedes Kaas Oo Ay Kala Soo Saxiixdeen Kooxda Kadhisan Caasimadda France Ee […]

CIYAARAHA

Waaberi oo guul ku bilaabatay tartanka dagmooyinka G/banaadir

95 total views, 10 views today

95 total views, 10 views today (Warqaat.com)—Shalay muqdisho waxaa si rasmi ah uga bilaabmay tartanka kubada cagta dagmooyinka gobolkani banaadir oo ay ka qayb galayaan dhamaan 17da dagmo gobalka banaadir. Wasaiirka dhalinyarada iyo isboortiga marwo Khadiijo Maxamad […]

CIYAARAHA

Lionel Messi oo rikoor cusub ka sameeyay koobka dduunka kadib goolkii uu ka dhaliyay Nigeria

14 total views, no views today

14 total views, no views today Messi  ayaa gool la’aan ka ahaa koobka adduunka muddo 664-daqiiqo ah balse soo afjaray abaartaas markii uu goo kadhaliyay Nigeria. Xidiga Barcelona ayaa si wacan u xakameeyaykubad uu si qurux […]

CIYAARAHA

Sawirro:-Ma Dhab Baa Inuu Madaxweyne Erdogaan Ahaan Jirey Laacib Ka Tirsanaa Naadiyadda K/Cagta?

14 total views, 1 views today

14 total views, 1 views today Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan inta uusan Siyaasadda soo dhex gelin waxa uu ahaa Ciyaartoy ka tirsan Naadiga  K/cagta ee Kasımpaşa Spor Kulübü oo la asaasay sannadkii 1921-kii, kana mid ahayd Kooxaha […]

CIYAARAHA

DAAWO:-Xulka Kubada Cagta Ee Dalka Masar Oo U Safray Dalka Raashiya Oo Marti Galin Doona Koobka Aduunka 2018

26 total views, 2 views today

26 total views, 2 views today (Warqaat.com)—Wafdi Ka Kooban 23 Ciyaartoyda Xulka Masar, Tababare Iyo Xubnin Ka Tirsan Xiriirka K/Cagta Masar Ayaa Ka Degay Magaalladda Grozny Oo Caasimad U Ah Dalka Jekniya ( The Chechen Capital), Oo Ka […]

CIYAARAHA

Real Madrid oo markii 13 hanatay koobka horyaalka Yurub

23 total views, 2 views today

23 total views, 2 views today Kooxda Real Madrid ee dalka Isbiin ayaa xalay markii 14- naad  hanatay koobka horyaalka Yurub’ iyadoona  sedaxdii sano ee ugu dambeysay si xariir ah ugu guuleysanegsay Koobkaan. Ciyaar aad loo wada […]