WARARKA MAANTA

TAABIT CABDI: SHAQAALAHA SHIRKADA HORMUUD WAXAA BEEGSANAYA KOOXDA DAACISH.

3,046 total views, no views today

3,046 total views, no views today Gudoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir, ahaana duqii Muqdisho, Taabit Cabdi Maxamed, ayaa ka hadlay dilalka loo geysanayo Shaqaalaha iyo maamulka Shirkada Isgaarsiinta Hormuud. Qoraal uu ku soo qoray bartiisa Facebook, […]

WARARKA MAANTA

Madaxweyne Trump oo u hanjabay dalka Mexico

3,041 total views, no views today

3,041 total views, no views today Donald Trump  Madaxweynaha Mareykanka, ayaa ku hanjabay inuu xiri doona xadka Mareykanka uu la wadaago dalka Mexico, sidoo kale na uu joojin doono xiriirka ganacsi ee dalkiisa kala dhaxeeya Mexico, […]

WARARKA MAANTA

Sawirro:-Madaxweyne Farmaajo Oo Soo Gabagabeeyay Booqashadii Uu Ku Joogay Talyaaniga

2,991 total views, no views today

2,991 total views, no views today (Warqaat.com)—Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo gabogabeeyay booqasho rasmi ah oo uu muddo saddex cisho ah ku joogay dalka Talyaaniga. Madaxweynaha ayaa intii uu Rome ku […]

WARARKA MAANTA

Sawirro:-Maamulka Gobolka Banaadir Oo Dardargeliyey Ololaha Isxilqaan Ee Matxafka Qaranka

3,351 total views, no views today

3,351 total views, no views today Matxafka Qaranka ayaa dhowaan laga saaray dad shacab ah oo muddo daganaa, iyadoo uu kamid yahay goobaha lagu dhisayo Barnaamijka Is-xilqaan. Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo boqolaal shacab iyo shaqaalaha D/Hoose […]

WARARKA MAANTA

Warar Dheeraad Ah Oo Kasoo Baxaya Dagaal Galmudug Iyo Al-Shabaab Ku Dhexmaray Galgaduud.

3,105 total views, 2 views today

3,105 total views, 2 views today Wararka ka imaanaya Deegaanka Goola-goole oo 80KM dhanka Koofureed ugu beegan Guriceel ayaa sheegaya in halkaa uu ka dhacay Dagaal u dhaxeeyay Ciidamada Galmudug iyo Al-Shabaab. Wararka ayaa intaa ku daraya […]