WARARKA MAANTA

NISA Oo Shaacisay Inay Gacanta Ku Dhigtay Mid Ka Mid Ah Maskaxdii Ka Dambeeysay Weerarkii Hotelka Saxafi

407,823 total views, 2,040 views today

407,823 total views, 2,040 views today War ka soo baxay Hay’ada Nabadsugida iyo Sirdoonka Qarank ayaa waxaa lagu sheegay in Ciidamada Amniga ay Gacanta ku dhigeen Maxkaxdii ka dambeeyasay weerarkii dadka badan ku dhinteen ee lagu qaaday […]

WARARKA MAANTA

Sawirro:-Barnaamijka Carabiyaynta Dastuurka KMG Ah Oo La Daahfuray

407,768 total views, 2,038 views today

407,768 total views, 2,038 views today Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya ayaa maanta qabatay munaasabad lagu daahfurayay Barnaamijka Carabiyaynta Dastuurka KMG ah oo ay ka soo qeybgaleen Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dastuurka iyo Safiirka […]

WARARKA MAANTA

Madaxweynaha Jubbaland Oo Magacaabay Hanti Dhowraha Guud Ee Maamulkaas

407,785 total views, 2,039 views today

407,785 total views, 2,039 views today Wareegto ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam(Madoobe) ayaa Maanta oo Khamiis ah waxaa lagu Magacaabay Hanti dhowraha guud ee Jubbaland Wareegtada ayaa waxaa Hanti dhowrahaGuud ee Jubbaland […]

WARARKA MAANTA

Dowladda Somalia Oo Dib U Eegeysa Heshiiskii Shirkadda Favori Kula Wareegtay Garoonka Aadan-Cadde

407,821 total views, 2,038 views today

407,821 total views, 2,038 views today Kulan socday in ka badan sideed saacadood ayaa waxa uu Turkiga ku dhexmaray Mas’uuliyiin uu horkacayay Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Soomaaliya Maaxamed Cabdullaahi Salaad(Omaar) iyo Mas’uuliyiinta Shirkadda Favori ee Maamusha Garoonka […]

WARARKA MAANTA

Galmudug Oo Sheegtay In La Helay Halka Laga Soo Abaabulay Weerarkii Ka Dhacay Gaalkacyo

407,893 total views, 2,038 views today

407,893 total views, 2,038 views today Taliye ku xigeenka Ciidamada Booliska Dowlad Goboleedka Galmudug Col, Cabdi Jaamac Cabdulle ayaa shaaciyay in kadib baaritaano ay sameeyeen ay heleen halkii laga soo abaabulay weerarkii lagu qaaday Xarun uu Gaalkacyo […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO:-Maamulka Gobolka Baay Oo Digniin Ka Saaray Qalalaaso Ka Dhaca Magalada Baydhabo

1,730 total views, 2 views today

1,730 total views, 2 views today Maamulka gobolka Baay ee Koonfur Galbeed ayaa faah faahin ka bixiyay xaalada Magalada Baydhabo iyo diyaar garoowga loogu jiro doorashada la filayo in 5 Bisha soo socota ee Decembar ay ka […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Khilaafka Guddoonka iyo Xildhibaanada qaar oo hakiyay Kulamadii Baarlamaanka

1,735 total views, 2 views today

1,735 total views, 2 views today Khilafka u dhaxeaya Gudoonka golaha Shacabka iyo xildhibaano kamid ah golaha shacabka ayaa hakiyay dhammaan Shaqooyinkii muhiiimka ahaa ee laga rabay in ay u qabtaan Bulshadda Soomaaliyeed. Khilaaf ayaa sidoo kale […]