Akhriso:Magacyada Taliyayaashii Soo Maray Cxd 58-Da Sano Ee Uu Dalku Xoryahay

17 total views, 1 views today

(Warqaat.com)—Akhriso Magacyada iyo taariikhihii ay xilka taliyaha Ciidanka hayeen taliyayaasha soomaray Ciidanka Xoogga dalka waxaanaugu horreeya.

  • Daa’uud Cabdulle Xiris 1960-1965tii
  • Maxamed Siyaad Barre 1995-1969kii
  • Maxamed Cali Samatar 1969kii -1986dii
  • Cumar Xaaji Masaale 1981 -1982dii
  • Aadan Cabudllahi N.Gabyow 1987 -1988
  • Maslax Maxamed Siyaad 1988 -1990kii
  • Maxamed Xirsi Moorgan 1990 -1991dii
  • Ismaciil Qaasin Naaji 2000 -2002dii
  • Cabdi Axmed Guuleed 2002 – 2003dii
  • Cabdullahi Cali Cumar 2003 -2004tii
  • Saalax Xasan Jaamac 2004 – 2005tii
  • Siciid Dheere Maxamed 2007-2008ddii
  • Yuusuf Xuseen Dhuumaal 2008- 2009
  • Maxamed Geelle Kaahiye 2009-2010
  • Axmed Jimcaale Cirfiid 2010-2011
  • C/Qaadir Sh.Cali Diini 2012-2013
  • Daahir Aadan Cilmi 2013 -2015
  • Maxamed Aadan Axmed 2015
  • Axmed Jimcaale Cirfiid 2017
  • C/Wali Jaamac Gorod 2017-2018

Taliye Gorod ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 23ka Bisha 8aad 2018 xilka Taliyaha ku wareejiyay Taliye Daahir Aadan Cilmi (Indha qarshe), oo xilkan horay u soo qabtay.