WARARKA MAANTA

Michael Keating Oo Loo Magacaabay Xil Cusub

1,674 total views, no views today

1,674 total views, no views today (Warqaat.com)—Ergeygii hore ee xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey u qaabilsanaa arrimaha Soomaaliya Michael Keating, ayaa loo magacabaay jago cusub kaddib markii uu xilka uu ka hayay Soomaaliya ka degan billowgii Bishan […]

WARARKA MAANTA

Akhriso:-Muhiimada Heshiiska Dhinacyada Koonfurta Suudaan

1,837 total views, no views today

1,837 total views, no views today (Warqaat.com)—Dhinacyada ku kala irdhoobay siyaasadda wadanka Koofurta Suudan ayaa waxaa lagu wadaa in colaadooda lagu soo dhameeyo heshiis ay marqaatiyaal ka yihiin qaar ka mid ah Madaxda Afrika. Madaxwaynaha Jamhuuriyadda […]

DHAGAYSO WARARKA

Dhageyso:-Maamulka G/Banaadir Oo Mamnuucay In Hubka Lagu Dhex Iibiyo Muqdisho

963 total views, no views today

963 total views, no views today (Warqaat.com)—Guddoomiye Ku Xigeenka Amniga Iyo Siyaasada Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cabdullaahi Tuulax Ayaa Sharaxaad Ka Bixiyay Isbedelada Dhinaca Amniga Oo Todobaadyadii La Soo Dhaafay Laga Dareemayay  Magalada Caadimadda Ah Ee […]

WARARKA MAANTA

Madaxweyne Farmaajo Oo U Ambabaxay Suudaanta Koonfureed

610 total views, no views today

610 total views, no views today Warqaat.Com:- Wafdi uu hoggaaminayo madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa saaka ka amba baxay magaalada Muqdisho,isago ku sii jeeda Dalka Suudaanta Koonfureed. Ujeedka Socdaalka Madaxweyne Farmaajo uu […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Jubbaland Oo Ku Hanjabtay Inay Dib U Soo Celi Doonaan Hadii Dowladda….

580 total views, no views today

580 total views, no views today Warqaat.Com:- Dowlad Goboleedyada dalka ka jira qaarkood waxaa xilligaan ku soo fool leh doorashooyin si isbedel dhinaca hoggaanka ah uu u dhaco,waxaana jira kuwa qaarkood dowladda lagu eedeynayo inay faragelin […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Taliska Xoogga Dalka Oo Ka Digay Faragelin Lagu Sameeyo Doorashada Koonfur Galbeed

288 total views, no views today

288 total views, no views today Warqaat.Com:- Taliska qeybta 6aad ee Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya ee Gobolada Baay iyo Bakool ayaa faah faahin ka bixiyay qorshaha dhinaca amni kaga aadan xilliga ay dhaceyso doorashada koonfur Galbeed. […]

WARARKA MAANTA

SAWIRRO: Guddoomiye Tuulax & Mas’uuliyiin Kale Oo Xalay Kormeer Sameeyay

253 total views, no views today

253 total views, no views today Warqaat.Com:-Qar ka mid ah wadooyinka ku yaalla Xaafadaha degmooyinka Shibis iyo Boondheere waxaa xalay howlo kormeer ah ku sameeyay mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Gobolka Banaadir. Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga […]