DHAGAYSO WARARKA

Dhageyso:-Duqa Degmada Baladweyne Oo Ka Soo Horjeestay Shaqa Joojin Lagu Sameeyay

5,786 total views, 2 views today

5,786 total views, 2 views today (Warqaat.com)—Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar(Dabageed) ayaa Maanta soo saaray warqad uu Shaqada uga joojiyay duqa degmada Baladweyne balse waxaa arrintaasi ka soo horjeestay duqa degmada Baladweyne uu ka soo horjeestay. […]

WARARKA MAANTA

Sawirro:-Shirka Todobaadlaha Ah Ee Maamulka Gobolka Banaadir Oo Qodobo Laga Soo Saaray

2,963 total views, 2 views today

2,963 total views, 2 views today Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) oo guddoomiyey kulanka todobaad-laha ah ee Maamulka Gobolka ayaa faray Maamullada Degmooyinka dar-dargelinta Nadaafadda Caasimadda. Kulanka Todobaadlaha ah ayaa […]

WARARKA MAANTA

Sawirro: Axmed Madoobe oo maxkamad soo taagay askarti dhawaan ka hortimid

2,275 total views, 2 views today

2,275 total views, 2 views today (Warqaat.com)—Askar ka tirsaneyd ciidamada maamulka Jubba oo lagu eedeeyay inay amni darro ka wadeen magaalada Kismaayo oo dhowaan lagu qabtay dagaal dhex maray ciidamada maamulka ayaa maanta la soo taagay maxkamad […]

WARARKA MAANTA

Xeer ilaaliyaha Turkiga oo War Naxdin leh ka soo saaray Dilkii Saxafiga Jamal Kashoqgi [Akhriso]

2,857 total views, 1 views today

2,857 total views, 1 views today (Warqaat.com)—War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in xeer ilaaliyaha guud ee dowladda Turkiga uu soo saaray warkii ugu horeeyay ee rasmi ah oo ku saabsan dilka saxafiga Jamal Kashoqgi oo 2-dii […]

DHAGAYSO WARARKA

SAWIRRO+DHAGEYSO: Xukuumadda Somalia Iyo Bangiga Adduunka Oo Kala Saxiixday Heshiis Ku Kacaya $80 Milyan

2,465 total views, 1 views today

2,465 total views, 1 views today Warqaat.Com:-Wasiirka maaliyadda xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), Dr. Cabdiraxmaan Ducaale Bayle iyo agaasimaha Bank-ga adduunka ee Bariga Afrika, Bella Bird, ayaa maanta si wada jir ah u saxiixay $80 oo ah qaybtii […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Galmudug Garabka Cadaado Oo Soo Dhaweeyay Baaqii Madaxweyne Farmaajo

491 total views, 1 views today

491 total views, 1 views today Warqaat.Com:- Magalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud waxaa Maanta kulan ku yeeshay Xubno ka tirsan Golaha wasiirada Galmudug garabka ku sugan Magaaladaas,iyaga oo kulankooda uga hadlay arrimo dhowr ah. Kulanka ayaa waxaa […]

WARARKA MAANTA

SAWIRRO: Xukuumadda Soomaaliya Oo Xubnaha ITU Ka Codsaday Inay Taageeraan Qaraarka Khuseeya Soomaaliya

483 total views, 2 views today

483 total views, 2 views today Warqaat.Com:–Wasiirka Boostada, Isgaarsiinta & Teknolojiyada, Md. Eng Cabdi Cashuur Xasan, ayaa sheegay in Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay ka shaqeyneyso sidii isgaarsiinta iyo teknolojiyada loogu adeegsan lahaa horumarinta dhaqaalaha iyo maamul-wanaagga, si […]

WARARKA MAANTA

Maxaakasoo Baxay Kulanka Sheekh Shaakir Iyo Xildhibaanada Galmudug Ee Magaalada Dhuusamareeb…

3,636 total views, 2 views today

3,636 total views, 2 views today (Warqaat.com)—-Wararka Warqaat.Com  Uu Ka Helayo, Magaalada Dhuusamareeb Ayaa Sheegaya In Xalay Kulamo Is Daba Joog Ah Ay Yeesheen Qaar Kamid Ah Xildhibaanada Galmudug Qaybta Ku Sugan Magaaladaas Iyo Madaxa Xukuumadda Galmudug […]

WARARKA MAANTA

DEG DEG: Sarkaal qeyb weyn ka qaatay Qaraxii Soobe iyo Mid Pakistani ah oo la Toogtay

4,420 total views, 4 views today

4,420 total views, 4 views today (Warqaat.com)—Ciidammada Xoogga Dalka Ayaa Guulo Waa Weyn Ka Gaaray Howlgalo Baaxad Leh Oo Ay Ka Sameeyeen Deegaano Ka Mid Ah Gobalada Hiiraan Iyo Shabeellaha Dhexe. Abaanduulaha Qeybta 27-Aad Ee Ka Howlgasha […]

WARARKA MAANTA

SAWIRRO:-Wakiillada Q.M Iyo Midowga Afrika Oo La Kulmay Shariif Xasan…

1,624 total views, 2 views today

1,624 total views, 2 views today (Warqaat.com)—Wakiillada gaarka ah ee Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobey ayaa maanta gaaray Magaalada Baydhaba ee Xarunta Gobolka Baay. Nicholas Haysom iyo Francisco Madeira, ayaa Magaalada Baydhaba kula kulmay Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed […]