WARARKA MAANTA

XIL FIQI oo weerar xooggan ku qaaday wasiir Xoosh Jibriil una bixiyey naaneys cusub

99 total views, no views today

99 total views, no views today (Warqaat.com)—Xildhibaan Axmed Macallin Fiqi, ayaa qoraal uu soo dhigay bartiisa facebook, weerar culus ku qaaday wasiirka dastuurka Soomaaliya Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil, oo uu sidoo kale ugu yeeray naaneys aan horey […]

No Picture
WARARKA MAANTA

SHARIIF XASAN oo dowlada kala kulmaayo hal arin oo xiligaan ka fileyn oo kusaabsan doorashada

276 total views, no views today

276 total views, no views today (Warqaat.com)—Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia Shariif Xasan Sheekh Aadan ayaa walaac gaara ka muujiyay faragalin uu sheegay inay ku heyso dowlada Somalia. Shariif Xasan oo kulan la qaatay qaar […]

WARARKA MAANTA

Xog: Sababta Wasiir Ducaale uga cudur daaranayo inuu qabto xilka duqa MUQDISHO

71 total views, no views today

71 total views, no views today (Warqaat.com)—Maxamed Abuukar Islow Ducaale hadda waa Wasiirka Amniga ee Dowladda Soomaaliya, shaqsiyan maahan nin amni, waana ganacsade ku fiicnaan lahaa in loo xilsaaro arrimaha ganacsiga iyo hormarinta, sidoo kalana waa […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Guddoomiyaha Maxkamada Sare Oo Ku Dhawaaqay Isbedel Lagu Sameynayo Garsoorka Dalka

66 total views, no views today

66 total views, no views today (Warqaat.com)—Guddoomiyaha Maxkamada Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa sheegay in Garsoorka dalka hadda ka jira uu yahay mid ku Shaqeeya kii horey loo adeegsan jiray,isla markaana isbedel lagu sameynayo. […]

WARARKA MAANTA

Qaar ka mid ah Madaxda maamul goboleedyadda oo ku wajahan Kismaayo

66 total views, no views today

66 total views, no views today (Warqaat.com)—Wararka naga soo gaaraya Magaalada Kismaayo ee Caasimadda KMG ah ee maamulka Jubbaland ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi ay ka socoto qabanqaabadda soo dhawweynta madaxda maamul goboleedyadda. Madaxweynayaasha maamul […]

WARARKA MAANTA

Howlgallo ka socda Afgooye

157 total views, no views today

157 total views, no views today (Warqaat.com)—Ciidanka dowladda Soomaaliya ayaa maanta howlgallo waxa ay ka wadaan degmada Afgooye ee gobolka Shabeelaha Hoose sida ay Warqaar.Com u sheegeen dadka degaanka. Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa baadigoobaya dagaalyahano Al-Shabaab […]