DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Wasaaradda Howlaha Guud Iyo Dib U Dhiska Dalka Oo Saxiixday Heshiisyo Kala Duwan

24 total views, no views today

24 total views, no views today Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud iyo dib u dhiska Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Xasan Ismaaciil oo ka qeyb galayay shir looga hadlayay sidii looga qeyb qaadan lahaa Barnaamijka Isxilqaan ayaa sheegay […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Wasiir Janan” Dowladda waxa ay ku mashquulsantahay Aroos Qaran”

31 total views, no views today

31 total views, no views today Wasiirka Amniga maamulka Jubbaland Cabdirashiid Janaan ayaa dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in aysan waxba kala socon Xaaladda Ammaanka ee Somaaliya xilli dhibaatooyin badan ay la kulmaayaan Ciidamada dowladda. Waxaa uu […]

WARARKA MAANTA

Sawirro:-Madaxda Kastamka Cansuuraha Dekada Muqdisho Oo Maxkamad Ka Soo Muuqday

40 total views, no views today

40 total views, no views today (Warqaat.com)—Maxkamada Gobolka Banaadir Ayaa Maanta Oo Taariikhdu Tahay 29/09/2018 U Fariisatay Dacwad Ciqaabeed Loo Haystay 9 Eedeysane Oo Ka Shaqeynaayay Waaxda Canshuuraha Dekada Magalaada Muqdisho, Waxaana Lagu Soo Eedeyay Inay […]

WARARKA MAANTA

Taliyaha Cusub Ee Ciidanka Ilaalada Madaxtooyada Oo Xilka La Wareegay

35 total views, no views today

35 total views, no views today (Warqaat.com)—Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sareeye Gaas Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) Ayaa Maanta Ka Qeyb-Galay Munaasabad Uu Xilka Kula Wareegayey Taliyaha Cusub Ee Loo Magacabay Ururka 60-Aad Ee Ilaalada Madaxtooyada […]

WARARKA MAANTA

Faa Faahin: Dagaaal ka dhacay Garowe

30 total views, no views today

30 total views, no views today (Warqaat.com)—Hal qof ayaa ku dhintay labo kalena dhaawac ayaa soo gaaray kadib Iska horimaadka Magaalada Garowe ku dhexmaray Ciidamada Puntland iyo Kooxo burcad ah. Taliyaha xasilinta gobolka Nugaal, Gen. Muxyadiin […]

WARARKA MAANTA

Qalbi Dhagax oo ka degtay Boosaaso

26 total views, no views today

26 total views, no views today (Warqaat.com)—Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha Ururka ONLF ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Boosaaso ee xarunta gobolka Bari. Soo dhaweynta Qalbi Dhagax waxaa […]

WARARKA MAANTA

SAWIRRO: Maxkamadda gobolka Banaadir oo dhagaysatay dacwad la xiriirta Musuq-maasuq

27 total views, no views today

27 total views, no views today (Warqaat.com)—Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Marka ay Taariikhdu aheyd 27/09/2018 u fariisatay dacwad ciqaabeed loo haysto eedeysanayaasha kala ah Daahir Maxamed Nuur oo ah Agaasimaha waaxda dib u dejinta Barakacayaasha ee […]