WARARKA MAANTA

Akhriso:-Nuxurka Khudbaddii Wasiirka Arrimaha Dibadda Somalia Ee Shirka Qaramada Midoobay

14 total views, no views today

14 total views, no views today Wasiirka Arrimaha Dibadda Iyo Iskaashiga Caalamiga Ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Danjire Axmed Ciise Cawad Oo Khudbad Ka Jeediyay Shirka Golaha Guud Ee QM Ayaa Diiradda Ku Saarray Horumarada Nabadgelyada, […]

WARARKA MAANTA

Gobolka Banaadir Oo Deg Deg Uga Jawaabay Tabashadii Iskaashatada Kawaanka D/Cabdicasiis

14 total views, no views today

14 total views, no views today (Warqaat.com)—Duqa Muqdisho Ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) Oo Weheliyo Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyeed S/Guuto Bashiir Cabdi Maxamed Ayaa Booqday Xarunta Iskaashtada Kaluunka Ee Degmada Cabdicasiis. […]

WARARKA MAANTA

Guddoomiyaha gobolka Banaadir oo magacaabis sameeyay

13 total views, no views today

13 total views, no views today Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa u magacaabay Mudane Cabdullaahi Xirsi Diirshe Ku-simaha Guddoomiyaha Guddiga Xallinta Khilaafaadka Dhulka iyo Guryaha ee Gobolka Banaadir. Eng.Yarisow […]

WARARKA MAANTA

M/weynaha Kenya oo laga dalbaday inuu wax ka qabto dhibaatada ciidankiisa ka geystaan Soomaaliya

12 total views, no views today

12 total views, no views today Siyaasiga Faarax Macalin ayaa sheegay ciidanka dowladda Kenya ee aan qeybta ka aheyn hawlgalka Midowga Afrika ee AMISOM inay dhibaatooyin kala duwan ka geysanayaan gudaha dalka Soomaaliya. Wuxuu sheegay inay […]

WARARKA MAANTA

Ganacsato ku banaanbaxeysa magaalada Muqdisho

16 total views, 1 views today

16 total views, 1 views today Ganacsatada ku ganacsan jirtay suuqa kalluunka degmada C/casiis ee gobolka Banaadir ayaa maanta waxa ay qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ka dhigayaan banaanbax cabasho ah. Banaanbaxan ayaa wuxuu ka dambeeyay […]

WARARKA MAANTA

Deg Deg: Dagaal ka socda Gobolka Hiiraan

23 total views, no views today

23 total views, no views today (Warqaat.com)—Dagaal u dhexeeya ciidamada xooga oo garab ka helaya kuwa AMISOM iyo Al-Shabaab ayaa waxaa uu ka soconaya degaanka Beerxaano oo ka tirsan Gobalka Hiiraan. Dagaalka ayaa la isku adeegsanayaa […]

WARARKA MAANTA

Faa Faahin:Haweenay lagu dilay Gaalkacyo

15 total views, no views today

15 total views, no views today (Warqaat.com)—Wararka naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxa ay sheegayaan in xalay halkaasi kooxo hubeysan ay ku dileen Haweenay ka mid aheyd dadka Magaalada Gaalkacyo. Dilka […]