WARARKA MAANTA

Faah Faahin Dil Ka Dhacay Muqdisho

25 total views, 1 views today

25 total views, 1 views today (Warqaat.com)—Kooxo Ku Hubeysnaa Bastoolado Ayaa Isgoyska Sanca Ee Degmada Kaaraan Ee Gobolka Banaadir Ku Dilay Askari Ka Tirsanaa Ciidamada Dowladda Soomaaliya. Askariga La Dilaya Ayaa Waxaa Lagu Magacaabi Jiray Cabdi Muuse,Waxaana […]

TAARIIKH

Wax ka baro Taariikhda Garsoorka iyo tirada Guddoomiyayaashi soo maray Maxkamadda sare ee Dalka (Hoggaanka Garsoorka) 1960-2018.

58 total views, 3 views today

58 total views, 3 views today (Warqaat.com)—Waxaan Halkan Idinkugu Soo Gudbin Doonnaa Warbixin Kooban Oo Aan Ka Qornay Guddoomiyayaashii Soo Maray Maxkamadda Sare Ee Dalka Soomaaliya Laga Soo Billaabo 1960-2018. Waa Muhiim In La Haayo Xogta Garsoorka […]

WARARKA MAANTA

Dowlada Iiraan Oo Shuruud Ku Xirtay Kulanka Madaxweyne Xasan Ruuxaani Iyo Donald Trump…

14 total views, no views today

14 total views, no views today (Warqaat.com)—Xamiid C/Talebi Oo Ah La-Taliyaha Madaxweynaha Iiraan Waxa U Umaanta Sheegay In Kulan Kasta Oo Ay Maraykanka La Yeeshaan Ku Xiran Tahay In Dib Loo Soo Celiyo Heshiiskii Nukliyeerka Iiraan […]

WARARKA MAANTA

SAWIRRO:-Sida Ra’iisul-Wasaare Kheyre Looga Soodhoweeyay Magaalada Qardho…

19 total views, no views today

19 total views, no views today (Warqaat.com)—Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre Iyo Wafdi Ballaaran Oo Uu Hoggaaminayo Ayaa Goor Dhow Gaaray Magaalada Qardho Ee Gobolka Bari. Waxaa Ra’iisul Wasaare Kheyre Ku Wehliya Safarkiisa, […]

WARARKA MAANTA

Madaxweeynaha Soomaaliland oo soo saaray wareegto xilka qaadis iyo magacaabis isugu jirta

11 total views, 1 views today

11 total views, 1 views today (Warqaat.Com)–Madaxweeynaha Somaaliland Muuse biixi Cabdi ayaa soosaaray wareegto uu xilkii uga qaaday Masuuliyiin kuwo kalena uu ku magacaabay. Wareegtada oo soo gaartau Xafiiska wararka Idaacadda Kulmiye ayaa u qorneyd sidan:- Madaxweynaha […]

WARARKA MAANTA

Wasaaradda Ganacsiga Oo Soo Bandhigtay Qandaraas Lagu Sameynayo Calanka Soomaaliya

14 total views, no views today

14 total views, no views today (Warqaat.Com)–Wasaarada Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa la sheegay in Heshiis Ganacsi ay la geyso shirkadaha sameeya daabacaada ee Awooda u leh in ay naqshadeeyaan Calanka Soomaaliyeed. Waxaa kale […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO:-Shil Gaari oo khasaaro geystay oo ka dhacay inta u dhaxeysa Hiiraan iyo Sh/dhexe

14 total views, no views today

14 total views, no views today (Warqaat.Com):–Wararka ka imaanaya magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in uu khasaaro ka dhashay shir Gaari oo maanta galinkii hore ka dhacay inta u dhaxeysa deegaanada Garsaani iyo […]

DHAGAYSO WARARKA

Dhagayso:- Wasiirka Gaadiidka Oo Beeniyay In Garoonka Muqdisho Lagu Xiray Gudoomiyaha Rugta Ganacsiga Jubaland…

10 total views, no views today

10 total views, no views today (Warqaat.com)—Wasiirka Gaadiidka Iyo Duulista Hawada Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Salaad Oomaar Oo Ayaa Beeniyay Wararka Sheegaya In Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho Ee Aadna Cadde Lagu Xiray Guddoomiyaha Rugta Ganacsiga Iyo Warshadaha […]