ENGLISH NEW'S

Kenya Political Rivals Bury The Hatchet

38 total views, 1 views today

38 total views, 1 views today Kenyan President Uhuru Kenyatta, Opposition Leader Raila Odinga And Their Deputies On Thursday Exchanged Hugs And Apologies, Cementing Their Pledge To Promote Unity After A Fractious And Bloody Election. The Unusual […]

WARARKA MAANTA

SAWIRRO: Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta oo lagu soo dhaweeyay Muqdisho

22 total views, no views today

22 total views, no views today Waxaa maanta oo Khamiis ah Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho lagu soo dhaweeyay Wasiirka cusub ee Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Federaalka Soomalaiya Danjire Sheekh Daahir Maxamuud Geelle. Soo dhaweynta […]

WARARKA MAANTA

SAWIRRO: Duqa Muqdisho Oo Maanta Furay Shir Looga Hadlayay Dimuqraadiyeynta Iyo Dhismaha Dowladaha Hoose

27 total views, no views today

27 total views, no views today Duqa Muqdisho ahna Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cusmaan (Eng.Yarisow) ayaa maanta shir-guddoomiyey shirka JPLG oo ay ka soo qeyb galeen Dawlad Gobolleedyada iyo Beesha Caalamka, kaas oo looga […]

WARARKA MAANTA

WAR DEG DEG AH: Waxgaradka magaalada Laascaanood oo hadda u soo dhamaaday Kulan deg deg ah & Go’aan cad oo ay qaateen…

26 total views, no views today

26 total views, no views today Sidda uu ku waramayo Wariyaha Warqaat.com ee magaalada Laascaanood kulan gaar ah oo ka socday mid kamid ah guryaha magaaladas ayaa hadda soo dhamaaday, kaas oo ay lahaayeen waxgaradka, Odayaasha […]

WARARKA MAANTA

DEG DEG: Golaha Xukuumada PL oo goor dhaw yeeshay kulan ay uga hadleen Dagaalka Tukaraq, Ammaanka guud & Siyaasadda

25 total views, no views today

25 total views, no views today Madaxweynaha Puntand Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa shir gudoomiyey kulanka golaha wasiiradda ee Puntland, kaas oo looga hadlay arrimaha Ammaanka, Siyaasadda, Dagaalka Tukaraq iyo arrimaha la xariria dhibaatooyinka haysta Shacabka […]

WARARKA MAANTA

Kulan dhexmaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Danjire Fiqi

20 total views, no views today

20 total views, no views today Safiirka Soomaaliya ee Midowga Yurub Danjire Cali Saciid Fiqi ayaa warbixin ku saabsan xaaldda Tahriibayaasha Soomaaliyeed siiyay Madaxweyaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo). Safiirka oo shalay dalka […]

DHAGAYSO WARARKA

DHAGEYSO: Ciidanka Dowladda Iyo Kuwa AMISOM Oo Weerar Qorsheysan Ka Fuliyey G/Baay

25 total views, no views today

25 total views, no views today Maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixiyeen howlgal ciidamada dowladda iyo kuwa Koonfur Galbeed oo garab ka helaya Ciidanka AMISOM ay ka sameeyeen deegaano hoostaga degmada Buurhakaba. Kadib […]